Tiirka labaad waa inaad rumaysatid inuu Allaah abuuray oo aan ahayn rag iyo dumarka, oo aan cunayn ama cabayn, lagamana dhalan. Waxay ku shaqeeyaan hawlo kala duwan oo ay ku amray Eebe.
Waa in la rumeeyo in dunidu dhammaan doonto, dadkana la soo sarakicin doono si loogu xisaabiyo wixii ay qabteen, ka dibna Jannada ama Naarta la geli doono. arkanul iman 6 somali
Waa in la rumeeyo kutubtii Alle u soo dejiyey dadyowgii hore, sida Tawraad (Muuse), Injiil (Ciise), iyo Zabuur (Daawuud), iyo kan u dambeeya ee Qur'aanka Kariimka ah (Muxammad SAW). Tiirka labaad waa inaad rumaysatid inuu Allaah abuuray